Min butikk
Brightening Serum
Brightening Serum
Couldn't load pickup availability
Onura Brightening Serum is a potent, lightweight formula designed to reduce hyperpigmentation and dark spots while enhancing your skin’s natural radiance. Featuring clinically proven ingredients such as Vitamin C, Arbutin, Hyaluronic Acid, and Ceramide, it deeply absorbs to even skin tone, repair the moisture barrier, and boost luminosity. Apply 2–3 drops to clean, dry skin on face and neck, gently massaging until absorbed. Use as the first step in your skincare routine for clearer, brighter skin over time.
AFSOOMALI.
Onura Brightening Serum, waa serum logu talagalay in aad isticmaali kartid malin kasta sida cadiga ah markas ubaxesid magalada. Serum kaan o kasamesan waxyabaha wajiga iftiiimiya ama cadeya sida Glutathione, Vitamin C, Niacinamide iyo maadoyin kale oo iftimaya wajiga. Serum tan waxa lo sameyay in ay ahaato mid aad subixi marka aad kabaxesid gurigaga isticmaashid si morning routine ahaan ah. Fadlan kadul marso creamka qorxda wajiga kadifaaca.
ISTICMAALKEDA.
Serun taan waxad isticmasha subixi marka aad kabaxesid gurigaga oo ad u socotid shaqo, wax barasho ama danooyin kale. Maraksta xasuusnow in aad isticmaashid cream ka logu tala galay qoraxda.
Dhaman waa loo isticmaali kara wajiyada kala duwan sida oil, dry, sensitive ama combination waji ah.
Share

Very nice It was so good it made me feel golden.
Masha allah project alha ku barakeyo.
Bad product, don't buy. I got pimples on my whole face because of this product.
🥰😍